Connect with us

WAREYSI

‘Waxaa socda wada hadal aysan dowladda waxba ka ogeyn oo Al Shabaab lagu la jiro’ | Wareysi gaar ah



Wareysigan qeybtiisa labaad waxaa uu wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo La-taliyihii Amniga Qaranka Madaxweyne Farmaajo ee Cabdisiciid Muuse Cali (Koor) uga waramayaa in fikrada qabiiladda la hubeeyay ay burburinayso ciidamadda Soomaaliya.

Sidoo kale in wada hadal qarsoodi ah oo aysan dowladda waxba ka ogeyn lagu la jiro Al-Shabaab ayuu Cabdisaciid u sheegay BBC-da.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in WAREYSI