News
Puntland oo heshiis $50 milyan kor u dhaafaya la gashay…
Garoowe (Adduun.com) – Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee maamulka Puntland iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta ee UNICEF...
News 6 hours ago
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay magacaabista Nuur Maxamuud Sheekh
Muqdisho (Adduun.com) – Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista danjire, xilkaas oo loo magacaabay Nuur Maxamuud...
News 7 hours ago
Soomaali sitay dahab ku kacaya malaayiin dollar oo lagu xiray dalka…
Mumbai (Adduun.com) – Booliiska Hindiya ayaa magaalada Mumbai ku xiray 26 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo 23 kamid ah ay dumar...
WARARKA DHEERAAD AH
-
News
/ 14 hours agoMaxaa ka jira in xilka laga qaadayo guddoomiye Muungaab?
Muqdisho (Adduun.com) – Agaasimaha Warfaafinta Gobolka Banaadir Xuseen Cabdulle Maxamed oo qoraal xasaasi ah soo saaray ayaa beeniyay wararka sheegaya in...
-
News
/ 15 hours agoLacagta shilin Soomaaliga oo laga diiday qaybo kamid ah Muqdisho
Muqdisho (Adduun.com) – Ganacstada qaar ee magaalada Muqdisho ayaa maanta joojiyay isticmaalka lacagta shilin Soomaaliga, taas oo saameyn ku yeelatay dadka...
-
News
/ 16 hours agoAbiy oo Jabuuti ka diiday 60% dekedda Tajuura, taasi oo kashitay damaciisa dhabta ah
Jabuuti (Adduun.com) — Dowladda Jabuuti ayaa shaacisay in Itoobiya ay diidday yabooh ay ku siinaysay saami dhan 60 boqolkiiba oo ah...
-
News
/ 17 hours agoMas’uul ka tirsan dowladda KENYA oo runta u sheegay Maamul-goboleedyada Soomaaliya
Wajeer (Adduun.com) – Guddoomiyaha magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya Mudane Axmed Cabdullaahi oo ka hadlayay arrimo ku aadan xaaladda...
-
News
/ 18 hours agoRa’iisul wasaare Xamza oo weerar culus ku qaaday Axmed Madoobe
Muqdisho (Adduun.com) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo xalay ka qayb-galay munaasabad lagu xusayay sanad guuraad 66-aad ee...
-
News
/ 1 day agoGolaha Mustaqbalka oo u digay Xasan Sheekh, fariin adagna u diray ciidamada
Muqdisho (Adduun.com) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag ugu digay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud inuu Ciidanka Xoogga Dalka u...
-
News
/ 1 day agoCiidankii Lafta-gareen oo u galay DF kadib ballanqaad weyn oo loo sameeyay
Baydhabo (Adduun.com) – Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo, kuwaas oo ku sugnaa deegaanka Awdiinle tan...
-
News
/ 1 day agoMareykanka oo war kasoo saaray dib u doorashada Ismaaciil Cumar Geelle
Jabuuti (Adduun.com) – Dowladda Mareykanka ayaa dhambaal hambalyo ah u dirtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, kaddib markii uu mar...
-
News
/ 1 day agoTaliska taakuleynta CXD oo yeeshay xarumo casri ah oo si heer sare u qalabeysan
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dhismayaal cusub oo ay leeyihiin...
-
News
/ 1 day agoXasan oo ku faanay awood ciidan, farriin hanjabaad u muuqata u diray maamullada
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku faanay awood ciidan oo xooggan, xilli uu maanta ka qeyb-galay...


