Realtime website statisticsrealtime web visitor analytics chat support Wareysi gaar ah: Cismaan Dubbe oo BBC uga warramay iscasilaaddiisa - Adduun.com
Connect with us
hitsteps realtime visitors dashboard

WAREYSI

Wareysi gaar ah: Cismaan Dubbe oo BBC uga warramay iscasilaaddiisa



Wareysi gaar ah: Cismaan Dubbe oo BBC uga warramay iscasilaaddiisa

Senetor Cismaan Dubbe oo ka tirsanaa Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. ayaa sheegay in uu iska casilay.

Waraysi gaar ah oo uu suuyay BBC-da ayaa sheegay in sidoo kale uu ka tanaasulay qadiyadda midnimada Soomaaliya oo uu ka mid ahaa siyaasiyiinta u ololeeya.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Advertisement

More in WAREYSI

hitsteps realtime visitors dashboard