WAREYSI
Taariikhda Halyeygii reer Jabuuti Maxamuud Xarbi iyo tuhumnka ku gadaaman geeridiisa | BBC Somali
-
-
by
Sacdio
Lixdan iyo Afar sano ayaa kasoo wareegtay markii ugu dambeysay ee nolol lagu arko halyeygii xornimada Jabuuti Maxamuud Xarbi isaga safar usoo ah Soomaaliya.
Sirdoonka dalal shisheeye ayaa lagu tuhmayaa dhimashadiisa iyada oo aanan weli la arag meydka isaga iyo labo kale oo Soomaali ah oo wehliyay.
Haddaba, Muhyadin Roble, tifaftiraha BBC Somali ayaa shaqsiyada Maxamuud Xarbi iyo xogta markii ugu dambeysay ee la arko iyo tuhumada ku gadaaman geeriddiisa shakiga badan leh ka wareystay Cumar Cilmi Kheyre.
Related Topics
Click to comment
Advertisement
SIRDOON & QISO
Basaaskii maxaabiista Gaza beegsan jiray |
