Connect with us

WAREYSI

‘Soomaaliya & Itoobiya midna dagaal ciil uma qabo’ – Gud. Difaaca Madax-banaanida iyo Midnimada Dhul



Wareysigan oo uu Isu duwaha Guddiga Difaaca Madax-banaanida iyo Midnimada Dhuleed siiyay BBC da, ka hor shirka wadahadalka Soomaaliya iyo Ethiopia uga socda dalka Turkiga, ayaa waxa uu kaga warbixinayaa waxa uu yahay guddigan oo la aasaasay kadib is afgaradkii Somaliland iyo Itoobiya u dhaxeeyay ee ay gaareen horaantii Janaayo sannadkan.

Sidoo kale waxa Soomaaliya uga qorsheysan inay uga jawaabto, iyo ilaa inta ay gaarsiisan tahay qiimeynta ay guddigan ku sameeyeen si guud xaalada

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in WAREYSI