Realtime website statisticsrealtime web visitor analytics chat support Qodista shidaalka Soomaaliya ayaa laga bilaabi doonaa badda, Deegaankee ayay baddaas ku aadan tahay? - Adduun.com
Connect with us
hitsteps realtime visitors dashboard

WAREYSI

Qodista shidaalka Soomaaliya ayaa laga bilaabi doonaa badda, Deegaankee ayay baddaas ku aadan tahay?



Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay halka ay marayaan howlaha shidaal baarista iyo qodidda Soomaaliya.

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta dowladda federaalka ee Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa rejo wanaagsan ka mujiyay howlaha shidaal qodidda oo uu sheegay inay bilaaban doonaan sanadkan aanu ku guda jirno.

Wasiirka oo wareysi gaar ah siiyay BBC ayaa shaaca ka qaaday in ay imika rumowday riyadii shidaal qodista Soomaaliya.

“Riya ma aha oo haddii ay riyo ahaan jirtay waxaan dhihi karnaa waa riyo rumowday, sidaad ka warqabto 30 December ee sanadkii tagay waxaa magaalada Stanbul lagag dhawaaqay natiijadii baarista, waxayna labada madaxwayne shaaciyeen inay qodista bilaabanayso sanadkan horraantiisa 2026” ayuu yiri wasiirka .

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Advertisement

More in WAREYSI

hitsteps realtime visitors dashboard