Connect with us

WAREYSI

‘Laascaanood waa dhul kamid ah Somaliland, Xamse nabad kama keeni karo. Wax uu ka tari karo maleh.’



Wakiilka Somaliland ee Kenya oo kala hadlay BBC safar uu Raysal wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ku tageen magaalada Laascaanood.

Sida uu sheegay afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Farxaan Maxamed Jimcaale, booqashada raysalwsaaraha ayaa ku salaysnayd doonta arrimaha amniga, dhaqaalaha, adeegyada bulshada iyo u-kuur-gelidda xaaladda dhabta ah ee ay ku nool yihiin dadka ku dhaqan SSC-Khaatumo.

Somaliland ayaa gudaha iyo dibaddaba ka samaysay olole ay ku diiddanayd tegitaanka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in WAREYSI