Doorka maamulka Talyaaniga ee Soomaaliya 1953
Soo saare: Bandhigga Dibbadda iyo Shaqada Talyaaniga ee Caalamka
Waxaa sameeyay: Trans Ocean Film – Roma
Iyadoo lala kaashanayo: Maamulka Talyaaniga ee Soomaaliya
Faallo cod ah: Arnaldo Vacchieri
Muusigga: Tonino Fusco
Maamulka iyo sawir-qaadista: Edoardo Zillich
Raadka uu shaqada Talyaanigu ka tagay Soomaaliya wuxuu ahaan doonaa mid si joogto ah u muuqda una saameeya nolosha dalka.
Waxaa keydiyay oo dijital ahaan u badalay: Kaydka Qaranka ee Filimada Warshadaha (Archivio Nazionale Cinema Impresa)