Connect with us

Video

Muungaab oo ku wareejiyey xildhibaanada

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta ku wareejiyey xildhibaanada ka soo jeeda gobolka Hiiraan dawooyin loogu talagalay ciidamada Macawisleyda ee gobolka Hiiraan.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in Video