All posts tagged "Featured"
-
-
News
/ 1 month agoWasiir Fiqi oo shaaciyey arrin xasaasi ah oo Imaaraadka Carabta ay ka wadeen dalka
Muqdisho (Adduun.com) — Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in kaalmooyin hore oo ka yimid Imaaraadka Carabta ay hareer...
-
News
/ 1 month agoMaxay ka wada-hadleen R/W Xamza iyo wafdi ka socday Turkiga? + Sawirro
Muqdisho (Adduun.com) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo...
-
-
News
/ 1 month agoDF oo soo afjartay khilaafkii u dhexeeyay Jibriil iyo Ilyaas
Muqdisho (Adduun.com) – Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cali Cumar Balcad ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in la xaliyay khilaafkii...
-
News
/ 1 month agoRa’iisul wasaare Xamza oo magacaabis cusub sameeyay
Muqdisho (Adduun.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta Saalax Xiirey Kheyre u magacaabay inuu noqdo Agaasimaha...
-
News
/ 1 month agoCiidanka Puntland oo nolosha ku qabtay ajaaniib ka tirsan kooxda Daacish
Boosaaso (Adduun.com) – Taliska Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo qoraal soo saaray ayaa ka warbixiyay howlgal ay maanta ciidamada difaaca...
-
News
/ 1 month agoGaari ay saarnaayeen shacab oo lagu qarxiyay Balcad + Khasaaraha
Balcad (Adduun.com) – Faah-faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo maanta ka dhacay degmada Balcad ee...
-
News
/ 1 month agoPuntland oo shaacisay tirada ciidanka Xoogga ee ku sugan deegaanadeeda
Garoowe (Adduun.com) – La-taliyaha madaxweynaha maamulka Puntland ee arrimaha amniga, Mudane Cabdi Xersi Cali (Qarjab) ayaa shaaciyay tirada ‘Ciidamada Xoogga dalka...

