All posts tagged "Featured"
-
News
/ 1 month agoPuntland oo beddeshay taatikada dagaalka Calmiskaad, isla markaana joojisay…
Boosaaso (Adduun.com) – Maamulka Puntland ayaa isbeddel ku sameeyay taatikada dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee ka socda buuraha Calmiskaad...
-
News
/ 1 month agoDF oo dhisme weyn ugu beddeshay bakhaarkii Mareykanku ka qeyliyay burburintiisa
Muqdisho (Adduun.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in dhammaan alaabihii laga saaray bakhaarkii ku yaalay Dekedda Muqdisho, kuwaas oo saameyn...
-
News
/ 1 month agoSiyaasadda laba-wajiilenimo ee dowladda UK ay ku wajahdo Soomaaliya oo la kashifay
London (Adduun.com) — Dowladda UK ayaa wajahaysa cadaadis xooggan iyo su’aalo adag oo la xiriira istiraatiijiyaddeeda Geeska Afrika, xilli falanqeeyayaashu ay...
-
News
/ 1 month agoKu dhowaad 300 muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo celiyay dalka…
Muqdisho (Adduun.com) – Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI) oo kaashaneysa Xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan Arrimaha Muhaajiriinta...
-
News
/ 1 month agoDunida Oo Qarka Ufuushay Hubka Nukliyeerka In Laysku Rido & Xogta Cabsida Leh Ee Hada La Daahqaaday
Ma rabtaa hal meel oo aad ka hesho warar xiiso leh, fikrado cusub, iyo adeegyo casri ah? Adduun.com waa goobtaada internetka...
-
News
/ 1 month agoDaawo: Guddoomiye ku-xigeenka dastuurka iyo xubno kale oo ka horyimid wax ka beddelka
Muqdisho (Adduun.com) – Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Dastuurka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, Senator Cabdirisaaq Cismaan iyo xubno kale ayaa si...
-
News
/ 1 month agoSawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo maanta dhagax dhigay…
Muqdisho (Adduun.com) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe...
-
News
/ 1 month agoMASAR oo wajahaysa fadeexad hor leh oo la xiriirta Israa’iil
Qaahira (Adduun.com) – Dowladda Masar ayaa wajahaysa fadeexad hor leh, kadib markii Taliska Dhexe ee Militariga Mareykanka (CENTCOM) uu baahiyay sawirro...
-
News
/ 1 month agoUganda oo ku dhawaaqday go’aan ay Soomaaliya uga saareyso…
Muqdisho (Adduun.com) – Ciidamada Uganda oo ah kuwa ugu tirada badan ee ka tirsan howl-galka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AUSSOM...

