All posts tagged "Featured"
-
News
/ 4 days agoXasan Sheekh oo u baxay safar dibadda + Dalka iyo ujeedka
Muqdisho (Adduun.com) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa duhurnimadii maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho, isaga oo kusii jeeda dalka Tanzania....
-
News
/ 4 days agoMadaxweyne Xasan oo maanta bixiyay abaalmarinno lacageed
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha...
-
News
/ 4 days agoIiraan oo iska fogeysay gantaalkii lagu weeraray Turkiga
Ankara (Adduun.com) — Ciidamada Qalabka Sida ee Iiraan ayaa si adag u beeniyay eedeymo sheegaya inay gantaal ku rideen gudaha dhulka...
-
News
/ 4 days agoLa-taliyihii Siciid Deni ee lagu xiray Muqdisho oo dib ugu laabtay Garoowe – Sidee?
Garoowe (Adduun Onlien) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sii deysay la-taliye sare oo ka tirsan madaxtooyada maamul-goboleedka Puntland, kaas oo maalmo...
-
News
/ 4 days agoMahad Salaad oo si cajiib ah u sagootiyay Aadan Maxamed Cumar oo dhawaan…
Muqdisho (Adduun.com) – Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad ayaa kulan sagootin ah u sameeyay Kaaliyihii hore...
-
News
/ 4 days agoMuddo xileedka Xasan iyo xildhibaanada baarlamanka oo hal sano lagu kordhiyey
Muqdisho (Adduun.com) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa xalay ku dhawaaqay in muddada xil-heynta...
-
News
/ 5 days agoXasan iyo xildhibaannada taabacsan oo u dabaal degay ansixinta dastuurka + Sawirro
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya...
-
News
/ 5 days agoQoor-Qoor oo eryay wasiiro, kuwa cusubna magacaabay + Magacyada
Dhuusamareeb (Adduun.com) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa maanta soo saaray xeer madaxweyne oo uu ku magacaabay xubno...
-
News
/ 5 days agoMadaxweyne Xasan oo xil sare u magacaabay Zakariye Yuusuf Xuseen
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu Zakariye Yuusuf Xuseen...

