All posts tagged "Featured"
-
News
/ 1 month agoKadib kulankii mucaaradka, guddiga dowladda oo la kulmay ururrada siyaasadda
Muqdisho (Adduun.com) – Guddiga Wada-hadallada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah kula yeeshay magaalada Muqdisho urrurada siyaasadda dalka....
-
News
/ 1 month agoXiisadda Saylac oo kasii dartay iyo beelaha Gadabuursi oo ku dhawaaqay…
Boorama (Adduun.com) – Xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Saylac ee gobolka Awdal ayaa kasii dareysa, iyadoo maanta beelaha Gadabuursi ay...
-
News
/ 1 month agoWaa kuma taliyaha cusub ee ciidanka xoogga Soomaaliya?
Muqdisho (Adduun.com) – Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...
-
News
/ 1 month agoDF iyo mucaaradka oo heshiis ka gaaray ajendaha shirka iyo qodobo kale
Muqdisho (Adduun.com) – Guddiyada farsamada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka ayaa gaaray heshiis ka gaaray ajendaha shirka, kaas oo...
-
News
/ 1 month agoSomalia names Turkish-trained general as new army chief
Mogadishu, Somalia — Somalia’s cabinet dismissed army chief General Odowaa Yusuf Raage on Thursday and appointed a Turkish-trained logistics expert to...
-
News
/ 1 month agoSomaliland oo fasiraad yaab leh u sameysay diidmada Turkiga iyo Jabuuti ee aqoonsiga
Hargeysa (Adduun.com) – Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dalalka diidmada adag kala horyimid aqoonsiga Somaliland ay ka heshay Israa’iil, ayaa sheegay...
-
News
/ 1 month agoFaah-faahinta dagaal xooggan oo mar kale ka qarxay gudaha Itoobiya
Addis Ababa (Adduun.com) – Wararka laga helayo waqooyiga dalka Itoobiya ayaa sheegaya in mar kale uu dagaal xooggan ka qarxay halkaas,...
-
News
/ 1 month agoMaxkamadda Gobolka Banaadir oo cafis u fidisay Axmed Madoobe
Muqdisho (Adduun.com) – Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta warsaxaafadeed soo saartay ayaa cafis guud u fidisay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, iyada...
-
News
/ 1 month agoGolaha Wasiirrada oo magacaabay guddi cusub oo ka shaqeynaya…
Muqdisho (Adduun.com) – Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo diiradda lagu saaray arrimo muhiim u ah...

