All posts tagged "Featured"
-
News
/ 1 month agoXeeladaha Kenya iyo Itoobiya iyo mowqifka aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Nairobi (Adduun.com) — Tallaabada ay dowladda Israa’iil 26-kii December ugu aqoonsatay Somaliland inay tahay dal madax-bannaan ayaa noqotay dhul-gariir siyaasadeed oo...
-
News
/ 1 month agoDF oo magaca Itoobiya ka reebtay safarka Xasan ee Jigjiga
Jigjiga (Adduun.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya oo looga hadlayey safarkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee magaalada Jigjiga ayaa...
-
News
/ 1 month agoIsimada Cali Saleebaan oo soo saaray qodobo xasaasi ah, ka dalbaday Puntland in ay…
Boosaaso (Adduun.com) – Isimada dhaqanka ee Beelaha Cali Saleebaan, oo ka mid ah tiirarka ugu miisaanka culus ee gobolka Bari, ayaa...
-
News
/ 1 month agoKa hor shirka, guddiyada DF iyo Golaha Mustaqbalka oo qaaday tallaabo culus
Muqdisho (Adduun.com) – Guddiyada wadahallada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa maanta kulan gaar a la yeeshay xubno...
-
News
/ 1 month agoNISA oo weerartay goob ay ku shirayeen madax ka tirsan Al-Shabaab
Warsheekh (Adduun.com) Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal culus oo ay maanta ciidamada Nabad-sugidda ku qaadeen deegaanka Maxaa Siciid...
-
News
/ 1 month agoShiinaha oo ballan qaa culus u sameeyay Soomaaliya + Sawirro
Muqdisho (Adduun.com) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la yeesay Safiirka Shiinaha u qaabilsan...
-
News
/ 1 month agoWarbaahinta Qaranka oo fadeexad wayn lugaha la gashay kadib markii…
Muqdisho (Adduun.com) – Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta lugaha la gashay gashay fadeexad wayn, kadib warbixin ay ka qortay safar uu...
-
News
/ 1 month agoWasiirka arrimaha dibadda Somalia iyo Narendra Modi oo kulmay + Sawirro
New Delhi (Adduun Oline) – Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali oo haatan ku sugan Hindiya ayaa kulan la...
-
News
/ 1 month agoMaxaa ka jira in Masar ay joojisay Baasaboorka Soomaaliga?
Qaahira (Adduun.com) – Dowladda Masar ayaa beenisay in la joojiyay Baasaboorka Soomaaliga ee lagu dalbado Fiisaheeda, kadib markii baraha bulshada lagu...

