All posts tagged "Featured"
-
News
/ 1 month agoDF oo caddeysay sababta loo celiyay ciidamadii Deni iyo Madoobe
Muqdisho (Adduun.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin rasmi ah ka bixisay sababta loo celiyay diyaaradihii siday ciidamadii tirada badnaa ee...
-
News
/ 1 month agoSaciid Deni oo isagoo careysan soo hadlay: Waa fal-dambiyeed…
Garoowe (Adduun.com) – Madaxweynaha dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo goordhaweyd ka hadlay munaasabad tababar loogu soo xirayay ciidamo ka tirsan kuwa...
-
News
/ 1 month agoXildhibaanno iyo Senatarro laga joojiyay kulamada BF + Sababta
Muqdisho (Adduun.com) – Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta soo saaray go’aanno culus ayaa fadhiyada golaha ka mamuucay illaa...
-
News
/ 1 month agoPuntland iyo Jubbaland oo war culus kasoo saaray arrintii maanta dhacday
Garoowe (Adduun.com) – Maamullada Puntland iyo Jubbaland oo warsaxaafadeedyo soo saaray ayaa si adag uga hadlay falkii maanta lagu celiyay ciidamadii...
-
News
/ 1 month agoDF oo ‘dib u celisay ciidamadii ay iska soo hormariyeen’ Deni iyo A/Madoobe
Muqdisho (Adduun.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow hawada Muqdisho dib uga celisay diyaarado siday ciidamo hubeysan oo ay iska soo...
-
News
/ 1 month agoGaryaqaan iyo Yuu Boss oo loo xiray kiis xasaasi ah
Muqdisho (Adduun.com) – Taliska qaybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa xalay soo xiray Mahad Maxamud Xamarow (Garyaqaan) iyo Yuusuf Xasan...
-
News
/ 1 month agowaxaan kulligeenna waxaan daba soconeynaa…
Jigjiga (Adduun.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo maanta ka qayb-galay xarrig jarka xarumaha Dalxiiska ee laga hirgeliyay deegaanka...
-
News
/ 1 month agoPuntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan ka damacsan yahay degaankeeda
Garoowe (Adduun.com) – Madaxtooyada Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Villa Soomaaliya, muddada xil-haynta ee u dhimman, juhdi dheeraad ah gelin...
-
News
/ 1 month agoMareykanka oo $71 milyan ku maal-gelinaya saldhig lagala dagaalamo Al-Shabaab
Lamu (Adduun.com) – Dawladda Maraykanka iyo xukuumadda Kenya ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay mashruuc ballaaran oo ku kacaya $71 milyan,...

