All posts tagged "Featured"
-
-
News
/ 2 days agoONLF oo ku dhawaaqday isbahaysi cusub, eedeymo culusna u jeedisay xukuumadda Abiy
Jigjiga (Adduun.com) – Ururka Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeeniya (ONLF) ayaa magaalada Jigjiga uga dhawaaqay dhismaha isbahaysi siyaasadeed cusub oo loo bixiyay...
-
News
/ 2 days agoGalmudug oo ku baaqday in xilka laga qaado madaxweynaha dalka…
Dhuusamareeb (Adduun.com) – Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa si adag uga jawaabay hadallada gafka ah ee kasoo yeeray...
-
News
/ 2 days agoCiidanka Jubaland iyo kuwa Danab oo dib u qabsaday deegaanka Kudhaa + Sawirro
Kismaayo (Adduun.com) – Wararka naga soo gaaraya Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka mar kale uu dagaal qaraar ka dhacay deegaanka...
-
News
/ 2 days agoMuxuu yahay heshiiska ay maanta meel-mariyeen Golaha Wasiirrada?
Muqdisho (Adduun.com) – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ku...
-
News
/ 2 days agoKadib Yemen, Sacuudiga oo ballan-qaaday in Imaaraadka Carabta uu ka sifeyn doono…
Riyadh (Adduun.com) — Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa hadda u dhaqaaqday inay wiiqdo, soona xirto saameynta ay Imaaraadka Carabta ku leeyihiin Badda...
-
News
/ 2 days agoMaxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirrada Soomaaliya? + Sawirro
Muqdisho (Adduun.com) – Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi oo...
-
News
/ 2 days agoCirro oo la kulmay madaxweynaha Israa’iil iyo wiilka Trump + Sawirro
Davos (Adduun.com) – Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi (Cirro) oo haatan ku sugan magaalada Davos ee dalka Switzerland ayaa kulan gaar...
-
News
/ 2 days agoMuxuu Xamza ka yiri guusha ciidanka Jubbaland iyo kuwa Danab?
Kismaayo (Adduun) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo qoraal soo saaray ayaa ka hadlay guushii shalay Ciidanka Jubbaland...
