All posts tagged "Featured"
-
News
/ 2 weeks agoTurkiga oo dhinac u riday dagaalkii Al-Shabaab iyo DF oo gaartay guulo culus
Ankara (Adduun.com) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in taageerada milateri ee dowladda Turkiga ay isbeddel weyn ka samaysay...
-
News
/ 2 weeks agoJubaland oo markii ugu horeysay khatar u aqoonsatay…
Kismaayo (Adduun.com) – Maamulka Jubaland ayaa khatar u aqoonsaday geedka Cali-garoobka, ama loo yaqaano Geed Yahudka, kaas oo ku fidaya qeybo...
-
News
/ 2 weeks agoXasan oo dhameystiraya dastuurka xilli ay kasii dareyso xiisadda – Maxaa socda?
Muqdisho (Adduun.com) – Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa todobaadka soo socda, gaar ahaan Arbacada u ballansan ansixinta wax-ka-beddelka iyo dhammaystirka Dastuurka KMG...
-
News
/ 2 weeks agoXasan Sheekh oo isbeddel ku sameeyay hoggaanka ciidanka cirka
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa taliye cusub u magacaabay Taliska Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, xilli...
-
News
/ 2 weeks agoMidowga Yurub oo kasoo jawaabtay baaqii DF, kuna yaboohday €63 milyan
Nairobi (Adduun.com) – Midowga Yurub ayaa maanta ku dhawaaqay inuu €63 milyan ugu deeqay Soomaaliya, oo wajahaysa xaalad adag oo abaareed....
-
News
/ 2 weeks agoXafiiska Erdogan oo faah-faahiyey mashruuc weyn oo ay ka fulinayaan Soomaaliya
Ankara (Adduun.com) — Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in qorshaha dhismaha saldhigga gantaallada iyo dayax-gacmeedyada (Spaceport) ee laga hirgelinayo gudaha Soomaaliya uu...
-
News
/ 2 weeks agoKadib fashilka wada-hadalladii DF iyo mucaaradka, Xamza oo maanta la kulmay…
Muqdisho (Adduun.com) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee ka qeyb-galay...
-
News
/ 2 weeks agoTurkiga oo beeniyay inuu Soomaaliya keenay nidaamka difaaca hawada ee Ruushka
Ankara (Adduun.com) – Dowladda Turkiga ayaa beenisay in nidaamka difaaca hawada ee S-400 la keenay gudaha Soomaaliya, xilli muddooyinkii dambe ay...
-
News
/ 2 weeks agoTurkiga oo saddex qodob kala hadlay madaxweynaha Puntland + Sawirro
Muqdisho (Adduun.com) – Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Alper Aktaş oo ay wehliyeen mas’uuliyiin ka tirsan safaarada Muqdisho ayaa maanta kulan...

