All posts tagged "Featured"
-
News
/ 2 weeks agoSaciid Deni oo quus ka muujiyay wada-hadal dambe oo lala galo Xasan Sheekh + Video
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynana Maamul-goboleedka Puntland, Saciid Cabdulahi Deni oo weli ku sugan Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo...
-
News
/ 2 weeks agoMareykanka iyo Israa’iil oo weerar culus ku qaaday Iiraan
Tehraan (Adduun.com) – Dowladaha Mareykanka iyo Israa’iil ayaa goordhow weerar culus oo qaraxyo ah ku qaaday gudaha dalka Iiraan, iyada oo...
-
News
/ 2 weeks agoXubnaha Golaha Mustaqbalka oo isaga tegaya Muqdisho kadib fashilkii…
Muqdisho (Adduun.com) – Qaar kamid ah xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in maanta ay ka ambabaxaan magaalada Muqdisho, iyagoo...
-
News
/ 2 weeks agoGeelle oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya
Jabuuti (Adduun.com) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si kulul u dhaliilay duqeymaha dhinaca cirka ah ee dowladda Mareykanka...
-
News
/ 2 weeks agoTRUMP oo Maxamed Bin Zayed u kashifay qorshe ka dhan ah oo uu rabo Bin Salman
Washington (Adduun.com) — Wargeyska The New York Times ayaa daabacay warbixin xasaasi ah oo sheegaysa in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu...
-
News
/ 2 weeks agoGolaha Mustaqbalka oo ku dhawaaqay go’aan dalka looga badbaadinayo firaaq dastuuri ah
Muqdisho (Adduun.com) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shirweyinihii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb-galeen...
-
News
/ 2 weeks agoGuddiga Xuquuqda Aadanaha Qaranka oo diiday sheegashada agaasime guud
Muqdisho (Adduun.com) — Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Qaranka ayaa war-saxaafadeed uu maanta soo saaray ku caddeeyay in sheegashada Mudane Mustafa...
-
News
/ 2 weeks agoSafiirka Somaliland u magacowday Israel oo shaaciyay arrin yaab leh
Hargeysa (Adduun.com) – Safiirka buuxa ee Somaliland u magacowday Israa’iil, Dr. Maxamed Cumar Xaaji ayaa shaaciyay in magacaabistiisu ka hawl-geli doonto...
-
News
/ 2 weeks agoImaaraadka Carabta oo isbeddel qarsoon ku sameeyey wejiga hoggaanka dalka
Abu Dhabi (Adduun.com) — Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa si dadban isbeddel ugu sameyneysa wejiyada hoggaanka ee kasoo muuqda saaxadda caalamka,...

