All posts tagged "Featured"
-
News
/ 1 week agoTurkiga oo wacad ku maray in uusan Israa’iil u ogolaan doonin in ay Soomaaliya…
Ankara (Adduun.com) — Madaxa Agaasinka Isgaarsiinta Madaxtooyada Turkiga, Burhanettin Duran ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda Ankara aysan marnaba oggolaan doonin...
-
News
/ 1 week agoDF Soomaaliya oo caddeysay mowqifkeeda ku aadan xaaladda Iiraan
Muqdisho (Adduun.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si faah-faahsan uga hadashay xaaladda kasoo korortay Iiraan iyo dagaalka kusii...
-
News
/ 1 week agoHoggaamiye cusub oo loo magacaabay Iiraan kadib dilkii Khamenei
Tehraan (Adduun.com) – Kadib dilka hoggaamiyihii sare ee Iiraan Aayatullaahi Cali Khamenei ayaa waxaa maanta si kumeel gaar ah xilkaas loogu...
-
News
/ 1 week agoGeelle oo weerar ku qaaday Somaliland iyo Imaaraadka, kana diiday Cirro in uu qaabilo
Jabuuti (Adduun.com) — Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si adag u cambaareeyay go’aankii ay dowladda Israa’iil dhowaan ugu aqoonsatay Somaliland...
-
News
/ 1 week agoDF oo ka hortegtay qorshe ay Al-Shabaab ka damacsanaayeen laba gobol
Muqdisho (Adduun.com) – Faah-faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo is-daba joog ah oo Sabtidii ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha...
-
News
/ 1 week agoMadaxweyne Trump oo hanjabad culus u diray Iiraan haddii…
Washington (Adduun.com) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta soo saaray digniin cusub oo uu diray Iiraan, waa haddii ay isku...
-
News
/ 1 week agoXasan o qaaday tallaabo uga sii dareysa xiisadda + Sawirro
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan sii wato howlihiisa shaqo, gaar ahaan dadaalka uu ugu jiro...
-
News
/ 1 week agoIiraan oo ku dhowaaqday in la dilay Ayatollah Ali Khamenei
Tehran (Adduun.com) — Warbaahinta rasmiga ah ee dowladda Iiraan ayaa waaberigii hore ee saaka oo Axad ah si rasmi ah u...
-
News
/ 1 week agoAyatollah Ali Khamenei oo la shaaciyey in la dilay
Tehran (Adduun.com) — Ilo-wareedyo ka tirsan dowladda Israa’iil ayaa xaqiijiyay inay hayaan xog iyo caddeyn muujinaysa in Hoggaamiyaha ugu sarreeya Iiraan,...

