Latest News
-
News
/ 5 days agoQoor-Qoor oo eryay wasiiro, kuwa cusubna magacaabay + Magacyada
Dhuusamareeb (Adduun.com) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa maanta soo saaray xeer madaxweyne oo uu ku magacaabay xubno...
-
News
/ 5 days agoMadaxweyne Xasan oo xil sare u magacaabay Zakariye Yuusuf Xuseen
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu Zakariye Yuusuf Xuseen...
-
News
/ 5 days agoMadaxweyne Xasan Sheekh oo kulan isugu yeeray labada Aqal + Ujeedka
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah isugu yeeray xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka, kaas oo...
-
News
/ 5 days agoIran oo war shaki abuuray kasoo saartay weerarka maanta lagu qaaday Azerbaijan
Baku (Adduun.com) – Gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ayaa maanta lagu beegsaday garoonka diyaaradaha ee Nakhchivan ee dalka Azerbaijan. Gantaallada...
-
News
/ 5 days agoXildhibaannadii laga celiyay Puntland oo ugu dambeyn maanta ka degay Garoowe
Garoowe (Adduun.com) – Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana soo jeeda Puntland ayaa maanta ka degay magaalada...
-
News
/ 5 days agoDowladda oo shaacisay inay hirgelinayso dastuurka cusub ee la ansixiyay
Muqdisho (Adduun.com) – Kadib ansixinta dhameystirka wax ka beddelka dastuurka KMG ah, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay hirgelinayso, xilli...
-
News
/ 5 days agoMaxamed Cabdi Waare oo jawaab kulul siiyay Farmaajo oo sheegay…
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynihii hore ee HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare, haatana ah ku-xigeenka xoghayaha fulinta ee Urur-goboleedka IGAD ayaa u jawaabay...
-
News
/ 5 days agoGolaha Wasiirrada oo ansixiyay 7 heshiis iyo safiirro cusub + Sawirro
Muqdisho (Adduun.com) – Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay gudaha magaalada Muqdisho ayaa ansixiyay heshiisyo caalami ah...
-
News
/ 5 days agoDowlad goboleedkii ugu horreeyey oo soo dhoweysay dhameystirka dastuurka
Jowhar (Adduun.com) – Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa si diirran u soo dhaweysay, soona saartay dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan go’aanka...
-
News
/ 5 days agoMucaaradkii la heshiiyay Xasan Sheekh oo caddeeyay mowqifkiisa kadib….
Muqdisho (Adduun.com) – Xubnaha Golaha Samata-bixinta ee horey heshiiska ula gaaray Dowladda Federaalka Soomaaliya oo bayaan wadajir ah soo saaray ayaa...

