Latest News
-
News
/ 4 days agoJames Swan oo laga beddelay Soomaaliya xilli xasaasi ah – Halkee loo magacaabay?
New York (Adduun.com) – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres ayaa James Swan u magacaabay inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah...
-
News
/ 4 days agoTirada dhimashada iyo dhaawacyada Israa’iil ee weerarrada Iran
Tel Aviv (Adduun.com) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha gudaha Israa’iil ka geysteen duqeymaha Iran iyo Xizbullah, kuwaas oo...
-
News
/ 4 days agoMuwaadiniin Soomaaliyeed oo maanta dib loogu soo celiyay dalka
Muqdisho (Adduun.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 12 muwaadin Soomaaliyeed oo muddo ku xirnaa xarumo...
-
News
/ 4 days agoXasan Sheekh oo u baxay safar dibadda + Dalka iyo ujeedka
Muqdisho (Adduun.com) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa duhurnimadii maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho, isaga oo kusii jeeda dalka Tanzania....
-
News
/ 4 days agoMadaxweyne Xasan oo maanta bixiyay abaalmarinno lacageed
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha...
-
News
/ 4 days agoIiraan oo iska fogeysay gantaalkii lagu weeraray Turkiga
Ankara (Adduun.com) — Ciidamada Qalabka Sida ee Iiraan ayaa si adag u beeniyay eedeymo sheegaya inay gantaal ku rideen gudaha dhulka...
-
News
/ 4 days agoLa-taliyihii Siciid Deni ee lagu xiray Muqdisho oo dib ugu laabtay Garoowe – Sidee?
Garoowe (Adduun Onlien) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sii deysay la-taliye sare oo ka tirsan madaxtooyada maamul-goboleedka Puntland, kaas oo maalmo...
-
News
/ 4 days agoMahad Salaad oo si cajiib ah u sagootiyay Aadan Maxamed Cumar oo dhawaan…
Muqdisho (Adduun.com) – Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad ayaa kulan sagootin ah u sameeyay Kaaliyihii hore...
-
News
/ 4 days agoMuddo xileedka Xasan iyo xildhibaanada baarlamanka oo hal sano lagu kordhiyey
Muqdisho (Adduun.com) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa xalay ku dhawaaqay in muddada xil-heynta...
-
News
/ 5 days agoXasan iyo xildhibaannada taabacsan oo u dabaal degay ansixinta dastuurka + Sawirro
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya...

