Latest News
-
News
/ 2 days agoCirro oo la kulmay madaxweynaha Israa’iil iyo wiilka Trump + Sawirro
Davos (Adduun.com) – Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi (Cirro) oo haatan ku sugan magaalada Davos ee dalka Switzerland ayaa kulan gaar...
-
News
/ 2 days agoMuxuu Xamza ka yiri guusha ciidanka Jubbaland iyo kuwa Danab?
Kismaayo (Adduun) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo qoraal soo saaray ayaa ka hadlay guushii shalay Ciidanka Jubbaland...
-
WAREYSI
/ 2 days ago‘Uma ogolaanayno doorasho ugaar ah Madaxweynaha.. waxaan ka cafinay laaluush uu Baarlamaanka siiyay’
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo ka tirsan madashan mucaaradka ah ayaa waraysi uu siiyay BBC-da waxa uu heshiiska...
-
News
/ 2 days agoGobol kale oo Mareykanka ah oo laga billaabay howlgal lagu beegsanayo Soomaalida
Lewiston (Adduun.com) — Maamulka Madaxweyne Trump ayaa gobolka Maine ee waqooyiga bari Mareykanka ka daah-furay olole cusub oo dhanka socdaalka ah,...
-
News
/ 2 days agoDagaal u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo jabhad hubeysan oo ka dhacay gobolka Awdal
Saylac (Adduun.com) – Faahfaahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal maanta ka dhacay deegaanka Indho-Biraale, oo hoos taga degmada Saylac ee...
-
News
/ 2 days agoMadaxweyne Xasan Sheekh oo u safraya Itoobiya, si uu uga qeyb-galo…
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinta berri ah u ambabaxaya magaalada Addis Ababa ee caasimadda...
-
News
/ 3 days agoImaaraadka oo dhageystay amarkii DF ee Boosaaso, Bebera iyo Kismaayo
Muqdisho (Adduun.com) — Imaaraadka Carabta ayaa wada inuu la baxo shaqaalihiisa iyo qalabkiisa milateri ee ku sugan dekedaha iyo xarumaha ciidamada...
-
News
/ 3 days agoCirro oo baahiyay sawir muujinaya dalka uu joogo – Ma Tel Aviv ayuu ka degay?
Davos (Adduun.com) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa galabta baahiyay sawirro laga dheehan karo dalka uu haatan ku sugan...
