Latest News
-
News
/ 2 weeks agoWafdi ka socda DF oo gaaray Dhuusamareeb + Ujeedka
Dhuusamareeb (Adduun.com) – Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Ayub Ismaaciil Yuusuf ayaa...
-
News
/ 2 weeks agoShirkii Villa Somalia oo fashilmay iyo Axmed Madoobe oo ka dhoofay Muqdisho
Muqdisho (Adduun.com) – Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo maanta shir gaar ah ku yeeshay xeyndaabka garoonka ee Xerada Xalane ayaa ku...
-
News
/ 2 weeks agoKadib fashilka wada-hadallada Villa Somalia, beesha caalamka oo tallaabo qaaday
Muqdisho (Adduun.com) – Kadib fashilka wada-hadallada maalmihii dambe ka socday Villa Soomaaliya, ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka, Beesha...
-
News
/ 2 weeks agoDowladda Soomaaliya oo si adag u cambaareysay…
Muqdisho (Adduun.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed dalka...
-
News
/ 2 weeks agoXasan oo booqanayo mid kamid Dowlad-goboleedyada + Ujeedka
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa in maalmaha soo socda...
-
News
/ 2 weeks agoMareykanka oo hal arrin ka dalbaday Xasan iyo Golaha Mustaqbalka
Muqdisho (Adduun.com) – Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay ka hadashay is mari-waaga u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo xubnaha Golaha Mustaqbalka...
-
News
/ 2 weeks agoWararkii ugu dambeeyey is-mari waaga ka taagan wada-hadallada Xasan iyo mucaaradka
Muqdisho (Adduun.com) — Wadahadalladii u dhexeeyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka, kuwaas oo salka ku hayay wax-ka-beddelka dastuurka iyo doorashooyinka soo...
-
News
/ 2 weeks agoMadaxweyne Xasan oo ergo u diray Golaha Mustaqbalka kuna guuleystay…
Muqdisho (Adduun.com) – Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo Taliyihii hore ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo qayb...
-
News
/ 2 weeks agoAxmed Madoobe oo go’aansaday inuu ka tego Muqdisho kadib markii…
Muqdisho (Adduun.com) – Iyada oo isgoys adag ay gaareen wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, isla markaana ilaa iyo...
-
News
/ 2 weeks agoTaliyeyaashii Guutooyinka Gorgor oo isbeddal wayn lagu sameeyay
Muqdisho (Adduun.com) – Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Axaddii isbeddal wayn ku sameeyay dhammaan taliyeyaashii guutooyinka ciidamada sida gaarka ah...

