Latest News
-
News
/ 2 weeks agoXilliga uu Cirro booqanayo Israa’iil oo la shaaciyey
Tel Aviv (Adduun.com) — Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa la filayaa inuu dhammaadka bisha Maarso safarkiisii ugu horreeyay ee...
-
News
/ 2 weeks agoDF oo u jawaabtay Golaha Mustaqbalka kuna adkeysatay…
Muqdisho (Adduun.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta warsaxaafadeed soo saartay ayaa jawaab kulul ka bixisay eedeyntii Golaha Mustaqbalka ee ku...
-
News
/ 2 weeks agoFal-celin ka dhalatay arrin ay maanta sameeyeen Xasan Sheekh iyo gabdhiisa
Muqdisho (Adduun.com) – Hadal-heyn xooggan ayaa ka dhalatay soo dhaweyn ay maanta madaxweyne Xasan Sheekh iyo gabadhiisa Jihaan u sameeyeen Marwo...
-
News
/ 2 weeks agoTallaabo kale oo loo qaaday dhammaystirka cutubyada harsan ee Dastuurka
Muqdisho (Adduun.com) – Guddiyada u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta soo gabagabeeyay afarta cutub ee ugu dambeysay ee Dastuurka, kadib kulan...
-
News
/ 2 weeks agoIGAD oo war kasoo saartay burburka wada-hadalladii Villa Somalia
Muqdisho (Adduun.com) – Urur Goboleedka IGAD oo bayaan culus soo saaray ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda cakiran ee Soomaaliya,...
-
News
/ 2 weeks agoSoDMA iyo QM oo ku dhowaaqay heerka halis ay u dhinteen…
Muqdisho (Adduun.com) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo George Conway, Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee...
-
News
/ 2 weeks agoXasan iyo gabadhiisa Jihaan oo qaabilay Sophie, Duchess of Edinburgh
Muqdisho (Adduun.com) -Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliso gabadhiisa Jihaan ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess...
-
News
/ 2 weeks agoSomaliland oo dhinaca saartay Imaaraadka, shaacisay inuu yahay…
Hargeysa (Adduun.com) – Maamulka Somaliland ayaa dhinaca saaray Dowladda Imaaraadka Carabta oo dhawaan Dowladda Federaalka Soomaaliya ay baabi’isay dhammaan heshiisyadii hore...
-
News
/ 2 weeks agoWafdi sare oo ka socda Sweden oo Muqdisho yimid xilli ay kasii dareyso xaaladda dalka
Muqdisho (Adduun.com) – Wafdi sare oo ka socda dalka Sweden ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, xilli ay kasii dareyso xaaladda abaareed...
-
News
/ 2 weeks agoMasar oo Itoobiya ka taageeraysa helista marin badeed haddii Addis ay aqbasho…
Qaahira (Adduun.com) – Masar ayaa muujisay inay diyaar u tahay inay dalalka Afrika kala shaqeyso sidii Itoobiya looga caawin lahaa helitaanka...

