Latest News
-
News
/ 2 weeks agoVilla Somalia oo markii ugu horreysay shaacisay xilka rasmiga ah ee Jihaan Xasan
Muqdisho (Soomaaliya) — Madaxtooyada Soomaaliyaayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u xaqiijisay in gabadha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay hayso...
-
News
/ 2 weeks agoUK oo go’aan ka gaartay aqoonsiga Somaliland kadib tallaabadii Israel
London (Adduun.com) – Dowladda Ingiriiska ayaa si cad u sheegtay in aysan aqoonsan doonin maamulka Somaliland, kaddib markii Israa’iil ay dabayaaqadii...
-
News
/ 2 weeks agoSoomaaliya iyo Turkiga oo gaaray is-afgarad cusub oo looga hortagayo….
Ankara (Adduun.com) – Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa maanta gaaray is-afgarad cusub, oo looga hortagayo dhibaatada wararka been-abuurka ah, ee lagu...
-
News
/ 2 weeks agoMadaxweyne CIRRO oo maanta amar ku bixiyey sii deynta 713 maxbuus
Hargeysa (Adduun.com) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta soo saaray wareegto madaxweyne oo cafis guud loogu fidinayo maxaabiis...
-
News
/ 2 weeks agoDF oo digniin culus u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed
Muqdisho (Adduun.com) – Qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda...
-
News
/ 2 weeks agoGuddoomiye Muungaab oo sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis
Muqdisho (Adduun.com) – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo maanta wareegto soo saaray ayaa sameeyay...
-
News
/ 2 weeks agoMadaxweynaha Israa’iil oo ka dagay dal ay daris la ah Soomaaliya
Addis Ababa (Adduun.com) – Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa saaka ah ka dagay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas...
-
News
/ 2 weeks agoNISA oo howlgal ku dishay horjooge Mustaf Caato iyo xubno kale
Muqdisho (Adduun.com) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal culus oo ay maanta NISA ka fulisay deegaanno ka kala...
-
News
/ 2 weeks agoIlhaan Cumar oo tallaabo geesinimo leh qaaday kadib markii Trump…
Washington (Adduun.com) – Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa si deg-deg ah uga fal-celisay hadallo gef ah oo...
-
News
/ 2 weeks agoSomaliland oo shaacisay in ay burburisay shabakad ay soo direen DF iyo dal shisheeye
Hargeysa (Adduun.com) — Xukuumadda Somaliland ayaa Talaadadii shaacisay in laamaha ammaanku ay gacanta ku dhigeen shabakad ay ku eedeysay inay maalgeliso...

