Latest News
-
News
/ 1 week agoGeelle oo weerar ku qaaday Somaliland iyo Imaaraadka, kana diiday Cirro in uu qaabilo
Jabuuti (Adduun.com) — Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si adag u cambaareeyay go’aankii ay dowladda Israa’iil dhowaan ugu aqoonsatay Somaliland...
-
News
/ 1 week agoDF oo ka hortegtay qorshe ay Al-Shabaab ka damacsanaayeen laba gobol
Muqdisho (Adduun.com) – Faah-faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo is-daba joog ah oo Sabtidii ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha...
-
News
/ 1 week agoMadaxweyne Trump oo hanjabad culus u diray Iiraan haddii…
Washington (Adduun.com) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta soo saaray digniin cusub oo uu diray Iiraan, waa haddii ay isku...
-
News
/ 1 week agoXasan o qaaday tallaabo uga sii dareysa xiisadda + Sawirro
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan sii wato howlihiisa shaqo, gaar ahaan dadaalka uu ugu jiro...
-
News
/ 1 week agoIiraan oo ku dhowaaqday in la dilay Ayatollah Ali Khamenei
Tehran (Adduun.com) — Warbaahinta rasmiga ah ee dowladda Iiraan ayaa waaberigii hore ee saaka oo Axad ah si rasmi ah u...
-
News
/ 1 week agoAyatollah Ali Khamenei oo la shaaciyey in la dilay
Tehran (Adduun.com) — Ilo-wareedyo ka tirsan dowladda Israa’iil ayaa xaqiijiyay inay hayaan xog iyo caddeyn muujinaysa in Hoggaamiyaha ugu sarreeya Iiraan,...
-
News
/ 1 week agoIiraan oo si xooggan u weerartay Imaaraadka
Dubai (Adduun.com) — Iiraan ayaa Sabtida gantaallo culus oo aargudasho ah ku garaacday dhowr magaalo oo ku yaalla waddamada Khaliijka Carabta,...
-
News
/ 1 week agoUganda oo shaacisay in ay sanad gudihiis ciidankeeda kala baxeyso Soomaaliya
Kampala (Adduun.com) — Taliska ugu sarreeya ciidamada milatariga dalka Uganda ayaa qaatay go’aan masiiri ah oo ay dhammaan ciidamadooda Difaaca Shacabka...
-
News
/ 1 week agoIran oo war rasmi ah ka soo saartay xaaladda Khamenei iyo madaxweyne Pezeshkian
Tehran (Adduun.com) — Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Cabaas Caraqji, ayaa sheegay in Hoggaamiyaha ugu sarreeya dalkaas, Aayatulaahi Cali Khamenei, iyo...
-
News
/ 1 week agoMadax sare oo ka tirsan Iiraan oo loo badinayo inay dhinteen + Magacyada
Tehraan (Adduun.com) – Macluumaadka isa soo taraya ee laga helayo weerarka culus ee maanta lagu qaaday Iiraan ayaa sheegaya inuu sii...

