-
WAREYSI | 1 month ago
Qorshayaasha iyo Aragtiyaha Siyaasadeed ee Musharraxa Madaxweyne ee Waddani | Cabdiraxman Cirro
Waraysiga Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi oo ah Murashaxa Doorashada Madaxweynaha Somaliland ee Xisbiga Waddani oo qorshayaashiisa iyo aragtiyihiisa siyaasiga ah uga waramay...
-
WAREYSI | 1 month ago
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
Wareysi Gaar Ah: Xil. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo BBC Somali uga waramay waxa uu ku diidan yahay heshiiskii Ankara ee dhawaan...
-
WAREYSI | 1 month ago
Wareysi toos: Xildhibaan Xasan Yare ama Xasan Firimbi iyo khilaafka Dowladda federalka iyo jubaland
Wareysi BBC Somali: Xildhibaan Xasan Yare, oo loo aqoon ogyahay Xasan Firimbi oo aan wareysi kala yeelanay askariga uu ku feeray...
-
WAREYSI | 1 month ago
‘Laascaanood waa dhul kamid ah Somaliland, Xamse nabad kama keeni karo. Wax uu ka tari karo maleh.’
Wakiilka Somaliland ee Kenya oo kala hadlay BBC safar uu Raysal wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu...
-
WAREYSI | 1 month ago
‘ONLF walaac iguma hayso inay duurka ku noqdaan… Cabdi soo deyntiisa, go’aan sax ah uma arko’
Madaxweynaha deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar, ayaa si furan ugala hadlay BBC-da arrimo culus oo dhowaanahan dareenka bulshada kiciyey....
-
WAREYSI | 1 month ago
Maxaa Dhexmaray Ahlu Sunna iyo Farmaajo? Waa maxay se yoolka Sheekh Shaakir iyo Xisbigiisa Towfiiq?
Sheekh Maxamed Shaakir, oo ah guddoomiyaha ururka siyaasadeedka Towfiiq iyo hoggaamiyaha Ahlu Sunna Wal Jamaaca, ayaa wareysi gaar ah siiyay wariyaha...
-
WAREYSI | 1 month ago
‘Uma ogolaanayno doorasho ugaar ah Madaxweynaha.. waxaan ka cafinay laaluush uu Baarlamaanka siiyay’
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo ka tirsan madashan mucaaradka ah ayaa waraysi uu siiyay BBC-da waxa uu heshiiska...
-
WAREYSI | 1 month ago
‘Dastuurku Qur’aan maaha.. iyagu waxay soo jeediyeen in sidiisa loo dhaafo’ – Wareysi Gaar Ah
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC-da kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda...
-
WAREYSI | 1 month ago
‘Waa nasiib daro in la yiraahdo magaaladu waa amni, oo doorasho xalaal ah ayaa ka dhacaysa’
Labo todobaad oo kaliya ayaa inaga xigta waqtiga ay dhacayso doorashada tooska ah ee qof iyo cod ee golayaasha deegaanka ee...

