-
WAREYSI | 3 weeks ago
‘Abiy waa nin xagjir ah, haddii aan iska dhicin karin (Al Shabaab) iska dhicin karaa jiree u banee’
‘Abiy Ahmed waa nin mayal adag oo xagjir ah, haddii aadan iska dhicin karin, rag (Al Shabaab) iska dhicin karaa jiree...
-
WAREYSI | 4 weeks ago
‘Waxaa socda wada hadal aysan dowladda waxba ka ogeyn oo Al Shabaab lagu la jiro’ | Wareysi gaar ah
Wareysigan qeybtiisa labaad waxaa uu wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo La-taliyihii Amniga Qaranka Madaxweyne Farmaajo ee Cabdisiciid Muuse Cali...
-
WAREYSI | 4 weeks ago
Saalax Sanaag oo ka hadlay heestiisii falcelinta ka dhalatay iyo waayihiisa faneed.
Saalax Sanaag oo ka hadlay heestiisii falcelinta ka dhalatay iyo waayihiisa faneed.
-
WAREYSI | 4 weeks ago
‘Waxaan qirsanahay in dowladdii aan ka tirsanaa aysan Al Shabaab ula dagaalin sidii loo baahnaa’
Wareysigan oo uu Wasiirka ku-xigeenka Warfaafinta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdirahmaan Yuusuf Al-Cadaala uu siiyay BBC Somali, ayuu ku faahfaahinayaa jawaabta iyo...
-
WAREYSI | 4 weeks ago
Guddiga Doorashada Somaliland iyo waxa uga qorsheysan doodda Sawirka Indhaha | Wareysi Gaar ah
Wareysi gaar ah oo BBC ay la yeelatay, Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland, Muuse Xasan Xaaji ayaa uga waramay sida ay iskugu...
-
WAREYSI | 4 weeks ago
Hubka Sharci-darrada ah iyo Soomaaliya | Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga
Wasiirkii hore ee Gaashaandiga Soomaaliya, Cabdixakiim Maxamuud Faqi, oo wareysigan gaarka ah BBC da siiyay ayuu kaga hadlay qodobo kala duwan...
-
WAREYSI | 4 weeks ago
‘Soomaaliya & Itoobiya midna dagaal ciil uma qabo’ – Gud. Difaaca Madax-banaanida iyo Midnimada Dhul
Wareysigan oo uu Isu duwaha Guddiga Difaaca Madax-banaanida iyo Midnimada Dhuleed siiyay BBC da, ka hor shirka wadahadalka Soomaaliya iyo Ethiopia...
-
WAREYSI | 1 month ago
Wareysiga Madaxweynaha Somaliland ahna Musharaxa Xisbiga Kulmiye ee Muuse Biixi Cabdi | BBC Somali
Madaxweynaha Somaliland ahna musharaxa xisbiga Kulmiye oo markii ugu horeysay weriyaha BBC-da Cabdiraxmaan Cali Dhimbiil uga waramay dagaalkii Laascaanood iyo heshiiskii...
-
WAREYSI | 1 month ago
Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe | Wareysi Gaar Ah
Waraysiga Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid, Faysal Cali Waraabe oo uga waramay wariyaha BBC Somali, Cabdiraxmaan Cali Dhimbil – qorshayaashiisa siyaasadeed...

