-
News | 1 month ago
Puntland oo shaacisay tirada ciidanka Xoogga ee ku sugan deegaanadeeda
Garoowe (Adduun.com) – La-taliyaha madaxweynaha maamulka Puntland ee arrimaha amniga, Mudane Cabdi Xersi Cali (Qarjab) ayaa shaaciyay tirada ‘Ciidamada Xoogga dalka...
-
News | 1 month ago
Duqa Minneapolis oo si adag uga hadlay beegsiga Soomaalida
Minneapolis (Adduun.com) – Duqa magaalada Minneapolis, Jacob Frey oo shir jaraa’id qabtay ayaa si adag uga hadlay xaaladda ka taagan gobolka...
-
News | 1 month ago
Xog: Ciidanka Danab iyo kuwa Jubbaland oo ka ruqaansaday Kudhaa + Ujeedka
Kismaayo (Adduun.com) – Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa lagu soo warramayaa in weli dhaq-dhaqaaqyo culus ay ka wadaan...
-
News | 1 month ago
NISA oo qabatay shabakad Shabaab ah oo qaraxyo culus ka qorsheeyey Muqdisho
Muqdisho (Adduun.com) — Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa Jimcihii shaacisay inay gacanta ku dhigtay shabakad “argagixiso” oo ka kooban...
-
News | 1 month ago
Maxaa ka jira in Mareykanka uu iskaashi la billaabay Somaliland?
Hargeysa (Adduun.com) – Dowladda Mareykanka ayaa si cad u beenisay inay iskaashi cusub la bilowday maamulka gooni u goosadka ah ee...
-
News | 2 months ago
Maxaa kasoo baxay kulankii Golaha Mustaqbalka iyo Beesha Caalamka? + Sawirro
Nairobi (Adduun.com) – Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo weli kulamo xasaasi ah ka wada magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa...
-
-
News | 2 months ago
Somaliland oo hab cusub ugu yaboohday Itoobiya marin bad
Davos (Adduun.com) – Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa markale ku celiyay taageerada ay xukuumaddiisu u hayso rabitaanka Itoobiya...
-
News | 2 months ago
Booliska oo caawa soo xiray gabdho loo haysto anshax xumo
Guriceel (Adduun.com) – Taliska Ciidanka Booliska Guriceel ayaa caawa gacanta kusoo dhigay laba gabdhood oo lagu eedeeyay inay duubeen muuqaallo anshax...

