-
News | 1 month ago
Somaliland oo fasiraad yaab leh u sameysay diidmada Turkiga iyo Jabuuti ee aqoonsiga
Hargeysa (Adduun.com) – Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dalalka diidmada adag kala horyimid aqoonsiga Somaliland ay ka heshay Israa’iil, ayaa sheegay...
-
News | 1 month ago
Faah-faahinta dagaal xooggan oo mar kale ka qarxay gudaha Itoobiya
Addis Ababa (Adduun.com) – Wararka laga helayo waqooyiga dalka Itoobiya ayaa sheegaya in mar kale uu dagaal xooggan ka qarxay halkaas,...
-
News | 1 month ago
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo cafis u fidisay Axmed Madoobe
Muqdisho (Adduun.com) – Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta warsaxaafadeed soo saartay ayaa cafis guud u fidisay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, iyada...
-
News | 1 month ago
Golaha Wasiirrada oo magacaabay guddi cusub oo ka shaqeynaya…
Muqdisho (Adduun.com) – Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo diiradda lagu saaray arrimo muhiim u ah...
-
News | 1 month ago
Al-Shabaabkii ka firxaday Jabad-Godane oo laga daba tegay kadibna…
Warsheekh (Adduun.com) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay howlgallo culus oo saaka ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku...
-
News | 1 month ago
Sacuudiga oo dal muhiim ah ku soo biiriyey xulufada ka soo horjeeda Imaaraadka
Algiers (Adduun.com) — Boqortooyada Sacuudiga ayaa dardargelisay xiriirka iyo is-kaashiga ay la samaynayso dalka Algeria, tallaabadaas oo falanqeeyayaasha gobolku ku tilmaameen...
-
News | 1 month ago
Maxaa dhex-maray Xasan iyo wasiirrada maaliyadda Geeska Afrika?
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay Muqdisho kula kulmay wasiirrada maaliyadda ee dalalka Geeska Afrika, ayaa kala...
-
News | 1 month ago
Kaydkii qaraxyada ee Al-Shabaab oo gacanta lagu dhigay maanta + Sawirro
Warsheekh (Adduun.com) – Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Ururka 161-aad ee Kumaandooska Danab ayaa maanta howgal guuleystay ka fuliyay...
-
News | 1 month ago
Golaha Wasiirradda oo xilkii ka qaaday taliye Odowaa mid kalena magacaabay
Muqdisho (Adduun.com) – Golaha Wasirrad Soomaaliya oo maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa goordhow ka xilkii qaaday Taliyihii...

