-
News | 3 weeks ago
Shir xasaasi ah oo Golaha Mustaqbalka uga socda XALANE
Muqdisho (Adduun.com) – Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa haatan shir xasaasi ah ku leh xeyndaabka garoonka ee Xalane, kaas oo ay...
-
News | 3 weeks ago
Al-Shabaab oo toogasho ka fulisay laba magaalo
Bu’aale (Adduun.com) – Dagaalyahannada kooxda Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay toogashooyin ka fulisay goobo fagaare ah oo ku yaalla magaalooyinka Kunyobarrow...
-
News | 3 weeks ago
Shirka DF Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka oo mar kale baaqday + Sababta
Muqdisho (Adduun.com) – Waxaa mar kale maalintii labaad oo xiriir ah baaqday shirkii loo ballansanaa inuu ka qabsoomo Villa Soomaaliya ee...
-
News | 3 weeks ago
Wararkii ugu dambeeyey xiisadda dagaal ee IRAN iyo Trump oo ku dhowaaqay in…
Washington (Adduun.com) — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Jimcihii ka digay inuu qaadi karo duqeymo xaddidan oo ka dhan ah Iiraan,...
-
News | 3 weeks ago
QATAR oo qalab difaac oo dal kale laga soo daabulay maanta keentay Muqdisho
Muqdisho (Adduun.com) – Diyaaradaha Milatariga Qatar ayaa maanta magaalada Muqdisho keenay qalab difaac oo casri ah, kaasi oo laga keenay dalka Turkiga....
-
News | 3 weeks ago
Guul-darro taariikhi ah oo maanta ku dhacday Trump
Washington (Adduun.com) – Maxkamadda Sare ee dalka Mareykanka ayaa Jimcaha maanta ah gaartay go’aan taariikhi ah oo ay ku laashay canshuurihii...
-
News | 3 weeks ago
Xog cusub oo kasoo korortay wada-hadallada Villa Somalia iyo Xasan oo ka cagajiidaya….
Muqdisho (Adduun.com) – Xogo dheeraad ah ayaa ka soo baxaya wada-hadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, kuwaas oo saaka baaqday....
-
News | 3 weeks ago
DF Soomaaliya oo xil sare u magacowday wasiiru-dowlihii hore ee Puntland
Muqdisho (Adduun.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Danjire Ku-xigeenka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya u magacowday Wasiiru-dowlihii hore ee Warfaafinta Puntland, Dr....
-
News | 3 weeks ago
Xamaas ‘oo si qarsoodi ah’ u dooranaysa hoggaamiye cusub
Gaza (Adduun.com) – Xamaas ayaa si rasmi ah u gada-gashay doorashooyin qarsoodi ah oo lagu dooranayo hoggaanka sare ee ururka. Doorashadan...

