-
News | 2 weeks ago
Golaha Mustaqbalka oo ka laabtay qodob caqabad ku ahaa wada-hadallada Xasan
Muqdisho (Adduun.com) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga laabtay go’aankii ay horay ugu diideen in ay wada-hadal toos...
-
News | 2 weeks ago
Muuse Biixi oo dalbaday in la shaaciyo faah-faahinta heshiiska Israel kadib shaki…
Hargeysa (Adduun.com) – Madaxweynihii hore ee maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay xukuumadda talada haysa inay soo bandhigto faahfaahinta...
-
News | 2 weeks ago
Mareykanka oo shaaciyey in Israel xaq diini ah u leedahay in ay qabsato Bariga Dhexe
Tel Aviv (Adduun.com) – Danjiraha Mareykanka u fadhiya Israa’iil, Mike Huckabee, ayaa wareysi xasaasi ah oo uu bixiyay ku sheegay in...
-
News | 2 weeks ago
Aamina Eelaay iyo Laftagareen oo ay ka dhex-tafatay
Baydhaba (Adduun.com) – Xildhibaan Aamino Eelaay oo ka tirsan Golaha Shacabka, lagana soo doorto Koonfur Galbeed ayaa maanta faah-faahin ka bixisay...
-
News | 2 weeks ago
BF oo qaaday tallaabo uga sii dareysa xiisadda taagan – Maxaa maanta dhacaya?
Muqdisho (Adduun.com) – Xildhibaannada labada Gole ee BFS oo weli sii wada doodooda ku aadan wax ka beddalka ayaa gaaray cutubka...
-
News | 2 weeks ago
Maxaa kasoo baxay shirkii maanta ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya?
Muqdisho (Adduun.com) – Waxaa galabta soo gabagaboobmay kulan gaar ah oo ay maanta xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ku yeesheen xeyndaabka garoonka...
-
News | 2 weeks ago
Ciidanka dowladda iyo shacab oo ku dagaalamay Muqdisho + Khasaaraha
Muqdisho (Adduun.com) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shaqaaqo maanta ka dhacday qaybo kamid ah degmooyinka Kaaraan iyo Heliwaa ee...
-
News | 2 weeks ago
Laftagareen oo ciidamo cusub ku diyaarsaday Baydhaba + Sawirro
Baydhaba (Adduun.com) – Madaxweynaha Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftaareen) oo haatan wajahaya xaalad siyaasadeed oo culus ayaa haatan...
-
News | 3 weeks ago
DF oo Pakistan ka soo iibsatay lix diyaarad dagaal oo ah nooca JF-17 Thunder
Muqdisho (Adduun.com) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u muuqata inay dib u soo nooleyso awooddeedii dhinaca dagaalka cirka oo muddo dheer...

