-
News | 2 weeks ago
Soomaaliya iyo Turkiga oo gaaray is-afgarad cusub oo looga hortagayo….
Ankara (Adduun.com) – Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa maanta gaaray is-afgarad cusub, oo looga hortagayo dhibaatada wararka been-abuurka ah, ee lagu...
-
News | 2 weeks ago
Madaxweyne CIRRO oo maanta amar ku bixiyey sii deynta 713 maxbuus
Hargeysa (Adduun.com) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta soo saaray wareegto madaxweyne oo cafis guud loogu fidinayo maxaabiis...
-
News | 2 weeks ago
DF oo digniin culus u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed
Muqdisho (Adduun.com) – Qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda...
-
News | 2 weeks ago
Guddoomiye Muungaab oo sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis
Muqdisho (Adduun.com) – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo maanta wareegto soo saaray ayaa sameeyay...
-
News | 2 weeks ago
Madaxweynaha Israa’iil oo ka dagay dal ay daris la ah Soomaaliya
Addis Ababa (Adduun.com) – Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa saaka ah ka dagay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas...
-
News | 2 weeks ago
NISA oo howlgal ku dishay horjooge Mustaf Caato iyo xubno kale
Muqdisho (Adduun.com) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal culus oo ay maanta NISA ka fulisay deegaanno ka kala...
-
News | 2 weeks ago
Ilhaan Cumar oo tallaabo geesinimo leh qaaday kadib markii Trump…
Washington (Adduun.com) – Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa si deg-deg ah uga fal-celisay hadallo gef ah oo...
-
News | 2 weeks ago
Somaliland oo shaacisay in ay burburisay shabakad ay soo direen DF iyo dal shisheeye
Hargeysa (Adduun.com) — Xukuumadda Somaliland ayaa Talaadadii shaacisay in laamaha ammaanku ay gacanta ku dhigeen shabakad ay ku eedeysay inay maalgeliso...
-
News | 2 weeks ago
Xilliga uu Cirro booqanayo Israa’iil oo la shaaciyey
Tel Aviv (Adduun.com) — Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa la filayaa inuu dhammaadka bisha Maarso safarkiisii ugu horreeyay ee...

