-
News | 1 week ago
Xubnaha Golaha Mustaqbalka oo isaga tegaya Muqdisho kadib fashilkii…
Muqdisho (Adduun.com) – Qaar kamid ah xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in maanta ay ka ambabaxaan magaalada Muqdisho, iyagoo...
-
News | 2 weeks ago
Geelle oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya
Jabuuti (Adduun.com) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si kulul u dhaliilay duqeymaha dhinaca cirka ah ee dowladda Mareykanka...
-
News | 2 weeks ago
TRUMP oo Maxamed Bin Zayed u kashifay qorshe ka dhan ah oo uu rabo Bin Salman
Washington (Adduun.com) — Wargeyska The New York Times ayaa daabacay warbixin xasaasi ah oo sheegaysa in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu...
-
News | 2 weeks ago
Golaha Mustaqbalka oo ku dhawaaqay go’aan dalka looga badbaadinayo firaaq dastuuri ah
Muqdisho (Adduun.com) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shirweyinihii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb-galeen...
-
News | 2 weeks ago
Guddiga Xuquuqda Aadanaha Qaranka oo diiday sheegashada agaasime guud
Muqdisho (Adduun.com) — Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Qaranka ayaa war-saxaafadeed uu maanta soo saaray ku caddeeyay in sheegashada Mudane Mustafa...
-
News | 2 weeks ago
Safiirka Somaliland u magacowday Israel oo shaaciyay arrin yaab leh
Hargeysa (Adduun.com) – Safiirka buuxa ee Somaliland u magacowday Israa’iil, Dr. Maxamed Cumar Xaaji ayaa shaaciyay in magacaabistiisu ka hawl-geli doonto...
-
News | 2 weeks ago
Imaaraadka Carabta oo isbeddel qarsoon ku sameeyey wejiga hoggaanka dalka
Abu Dhabi (Adduun.com) — Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa si dadban isbeddel ugu sameyneysa wejiyada hoggaanka ee kasoo muuqda saaxadda caalamka,...
-
News | 2 weeks ago
Madaxweyne Geelle oo si xun u bahdilay Cirro kadib aqoonsiga Israel
Jabuuti (Adduun.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay xiriirka Somaliland iyo Jabuuti oo si weyn hoos ugu...
-
News | 2 weeks ago
DF oo beenisay qorshe la sheegay in Turkiga ka damacsan yahay arrinta Somaliland
Ankara (Adduun.com) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay in xoojinta taageerada milateri ee Turkiga iyo hubka cusub ee la keenay magaalada...

