-
News | 1 week ago
Uganda oo shaacisay in ay sanad gudihiis ciidankeeda kala baxeyso Soomaaliya
Kampala (Adduun.com) — Taliska ugu sarreeya ciidamada milatariga dalka Uganda ayaa qaatay go’aan masiiri ah oo ay dhammaan ciidamadooda Difaaca Shacabka...
-
News | 1 week ago
Iran oo war rasmi ah ka soo saartay xaaladda Khamenei iyo madaxweyne Pezeshkian
Tehran (Adduun.com) — Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Cabaas Caraqji, ayaa sheegay in Hoggaamiyaha ugu sarreeya dalkaas, Aayatulaahi Cali Khamenei, iyo...
-
News | 1 week ago
Madax sare oo ka tirsan Iiraan oo loo badinayo inay dhinteen + Magacyada
Tehraan (Adduun.com) – Macluumaadka isa soo taraya ee laga helayo weerarka culus ee maanta lagu qaaday Iiraan ayaa sheegaya inuu sii...
-
News | 1 week ago
Saciid Deni oo ka dhoofay Muqdisho kadib fashilkii..
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni oo maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa galabta ka...
-
News | 1 week ago
Xogtii ugu dambeysay ee khasaaraha weerarka Iiraan oo lagu dilay…
Tehraan (Adduun.com) – Ugu yaraan 51 arday ah ayaa ku dhintay weerarka ay maanta sida wadajirka ah Mareykanka iyo Israa’iil ugu...
-
News | 1 week ago
Sidee looga fal-celiyay dagaalka maanta ka qarxay bariga dhexe?
Tehraan (Adduun.com) – Fal-celin aan caadi ahayn ayaa ayaa ka dhalatay dagaalka maanta ka qarxay bariga dhexe, kadib markii Mareykanka iyo...
-
News | 1 week ago
Faah-faahinta qaraxyo kale oo laga maqlay dalalka Qatar, Imaaraadka Carabta iyo Baxreyn
Abu Dhabi (Adduun.com) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qaraxyo waa wayn oo maanta Sabti ah laga maqlay dalalka...
-
News | 1 week ago
Saciid Deni oo quus ka muujiyay wada-hadal dambe oo lala galo Xasan Sheekh + Video
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynana Maamul-goboleedka Puntland, Saciid Cabdulahi Deni oo weli ku sugan Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo...
-
News | 1 week ago
Mareykanka iyo Israa’iil oo weerar culus ku qaaday Iiraan
Tehraan (Adduun.com) – Dowladaha Mareykanka iyo Israa’iil ayaa goordhow weerar culus oo qaraxyo ah ku qaaday gudaha dalka Iiraan, iyada oo...

