-
News
/ 12 hours agoJABUUTI oo xoojinaysa nidaamka ka hortagga…
Jabuuti (Adduun.com) – Dowladda Jabuuti ayaa xoojinaysa nidaamka qaran ee ka hortagga lacag-dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada, iyadoo Khamiistii Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti,...
-
News
/ 14 hours agoKhabiir: Masar, Sacuudiga iyo Turkey waxaa ka go’an in Israel aysan Soomaaliya ka…
Dooxa (Adduun.com) – Khabiir ku xeel-dheer arrimaha gobolka ayaa sheegay in dalalka Carabta iyo awoodaha kale ee gobolka aysan u badnayn...
-
News
/ 15 hours agoMadaxda sare ee Imaaraadka oo is-khilaafay kadib jabka diblomaasiyadeed
Dubai (Adduun.com) – Madaxda sare ee Imaaraadka Carabta ayaa khilaaf xooggan ka dhex qarxay xilli uu dalkaasi wajahayo jab diblumaasiyadeed oo...
-
News
/ 17 hours agoDENI oo kulan xasaasi ah Nairobi kula qaatay beesha caalamka + Sawirro
Nairobi (Adduun.com) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Nairobi kulan kula qaatay wakiillada beesha caalamka. Kulankan ayaa...
-
News
/ 18 hours agoShaki iyo walaac laga muujiyay dedejinta Villa Somalia ee ansixinta…
Muqdisho (Adduun.com) – Qorshaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku dooneyso in lagu meel-mariyo cutubyada dhiman ee dastuurka dalka ayaa shaki xooggan...
-
News
/ 21 hours agoKadib go’aankii Soomaaliya, diyaaradihii Imaaraadke ee Boosaaso oo u wareegay…
Addis Ababa (Adduun.com) — Diyaarad xamuul oo aad u weyn, taasoo horay loola xiriiriyay inay hub u daabuleysay kooxda RSF ee...
