-
Madaxda -
Madaxda MW Xasan ” Maanta waxan soo gaarnay siyaasadena in aan ka saarno qofnimo oo aan u saarno dowladnimo”
-
Madaxda Taariikhda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
-
Madaxda News Video Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay markabka “Oruc Reis”.
-
Madaxda News Video Madaxweyne Xasan Sheekh asgeri balwadle
-
Madaxda Madaxweyne ,Aadan Cabdulle Cusmaan
Category: Madaxda
Madaxda Soomaaliyeed – Qaybaha Kala Duwan
Madaxda Qaranka (Dawladda Federaalka):
Madaxda ugu sarreysa waxay kala yihiin Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Ra’iisul Wasaaraha, iyo Golaha Wasiirrada. Waxay mas’uul ka yihiin hoggaaminta siyaasadda guud, nabadgelyada, iyo horumarka dalka.