Stories By Sacdio
-
News
/ 3 days agoTaliyaha cusub ee ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay + Sawirro
Muqdisho (Adduun.com) – Taliyaha cusub ee ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji (Eritrea) ayaa maanta si...
-
News
/ 3 days agoRuushka oo guulo weyn u horseeday Iiraan
Moscow (Adduun.com) — In kasta oo Xoghayaha Dagaalka ee Mareykanku uu iska fogeeyey su’aal laga weydiiyay doorka Ruushka ee dagaalka Mareykanka...
-
News
/ 3 days agoGuddiga Olimbikada Caalamka oo jawaab siiyay wasiir Maxamed C/Qqaadir
Muqdisho (Adduun.com) – Guddiga Olimbikada Caalamka (IOC) ayaa si rasmi ah uga jawaabay warqad uu u diray Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha...
-
News
/ 3 days agoDad badan oo ku dhintay Nairobi kadib xaalad soo korortay
Nairobi (Adduun.com) – Wararka naga soo gaaraya dalka Kenya ayaa sheegaya in khasaare xooggan uu ka dhashay roobab mahiigan ah oo...
-
News
/ 3 days agoMaxay Culimada Soomaaliyeed ka tiri dastuurka la ansixiyay?
Muqdisho (Adduun.com) – Guddoomiyaha Hey’adda Culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo wareysi siiyay Shabelle Tv ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah...
-
News
/ 3 days agoXamza oo daah-furay xarun muhiim u ah amniga qaranka + Sawirro
Muqdisho (Adduun.com) — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT)...
-
News
/ 3 days agoDalalka Khaliijka oo go’aan xasaasi ah qorsheynaya xilli ay u careysan yihiin Mareykanka
Doha (Adduun.com) — Dalalka Khaliijka ayaa wajahaya culeysyo dhaqaale oo baaxad leh, kuwaas oo ku qasbi kara inay dib u qiimeeyaan...
-
News
/ 3 days agoXisbiga Shariif oo arrin xasaasi ah ka dalbaday madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho (Adduun.com) – Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo warsaxaafadeed soo saaray...
-
News
/ 3 days agoXasan iyo siddeed madaxweyne oo ka qayb-galaya shir maanta dhacaya + Ujeedka
ARUSHA (Adduun.com) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka u duulay magaalada Arusha ee dalka Tanzania ayaa maanta ka...

