Stories By Sacdio
-
News
/ 1 week agoDeked ganacsi oo ku taalla Cumaan oo la duqeeyay
Dumq (Adduun.com) – Haan shidaal oo ku taalla Dekedda Duqm ee dalka Cumaan ayaa lagu weeraray diyaarad aan duuliye lahayn (drone),...
-
News
/ 1 week agoSiciid Deni oo shir xasaasi ah la yeeshay xildhibaannada ku metala BF
Garoowe (Adduun.com) – Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay shir-guddoomiyey Shirka Wadatashiga Dowladda Puntland iyo Mudanayaasha Puntland ku metela...
-
News
/ 1 week agoSacuudiga oo baaq isku mid ah u diray dalalka Khaliijka oo ku aadan dagaalka Iiraan
Riyadh (Adduun.com) — Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Sacuudi Carabiya ayaa muujiyay carro xooggan oo ku aaddan baaxadda iyo xilliga...
-
News
/ 1 week agoCiidanka dowladda yo kuwa AUSSOM oo la wareegay deegaanno muhiim ah
Muqdisho (Adduun.com) – Dowladda Soomaaliya ayaa maanta guul wayn ka sheegatay howlgal culus oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo...
-
News
/ 1 week agoGo’aankii DF ee safarada gudaha oo maanta ka dhaqan-galay garoonka Muqdisho
Muqdisho (Adduun.com) – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mustafa Dhuxulow ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay hirgelinta kaarka...
-
News
/ 1 week agoHorjoogihii qorsheeyay weerarkii Al-Shabaab ee godka Jilacow oo xalay…
Muqdisho (Adduun.com) – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan ku dilay horjoogihii...
-
News
/ 1 week agoIran oo sheegtay in aysan weerarin xarumaha shidaalka Sacuudiga – Su’aal ka taagan cidda fulisay
Tehran (Adduun.com) – Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Iiraan, Majid Takht-Ravanchi ayaa wareysi uu goordhow siiyay warbaahinta CNN ku sheegay in dowladdiisu...
-
News
/ 1 week agoXasan oo cambaareeyey Iran kadib wad-hadallo uu la yeeshay boqorada laba dal
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo dhanka telefoonka kula hadlay Boqor Cabdalla binu Al-Xuseen, Boqorka Urdun iyo Sheekh...
-
News
/ 1 week agoSpain oo qaadatay mowqif ka dhan Mareykanka oo la xiriira dagaalka Iran
Madrid (Adduun.com) – Dowladda Spain ayaa si cad u diiday in hawadeeda iyo saldhigyadeeda milatari loo adeegsado weerarro uu Mareykanku ku...

