Stories By Sacdio
-
News
/ 53 minutes agoFaah-faahinta dagaal culus oo ka dhacay Jubbada Hoose
Kismaayo (Adduun.com) – Ciidamada Daraawiishta iyo kuwa ka tirsan Nabadsugidda dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada...
-
News
/ 2 hours agoDhamaadka dagaalka wuxuu ku jiraa…
Tehran (Adduun.com) – Ilaalada Kacaanka Iran ayaa shaaciyay in Tehran ay go’aamin doonto sida uu ku dhammaan doono dagaalka, iyadoo sheegtay...
-
News
/ 3 hours agoMuxuu Sheekh Shaakir ka yiri dastuurka cusub ee la meel-mariyay?
Muqdisho (Adduun.com) – Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo hadda ah guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Towfiiq ayaa si weyn u taageeray tallaabadii ay...
-
News
/ 5 hours agoAmiirka Qatar oo digniin culus siisay Trump kadib markii…
Doha (Adduun.com) — Amiirka dalka Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thani, ayaa uga digay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump in xiisadda...
-
News
/ 15 hours agoTaliska Mareykanka oo maamuusay Axmed Madoobe
Kismaayo (Adduun.com) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta qaabilay Taliyaha Howl-gallada Gaarka ah ee Taliska Mareykanka...
-
News
/ 16 hours agoDekedda Muqdisho oo maanta gaartay guul weyn oo taariikhi ah
Muqdisho (Adduun.com) – Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of...
-
News
/ 17 hours agoDowladda Soomaaliya oo si adag u cambaareysay…
Muqdisho (Adduun.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarka Iiraan ku qaaday dalka Azerbaijan. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo...
-
News
/ 19 hours agoIiraan oo gantaal ku weerartay Turkiga iyo ANKARA oo….
Ankara (Adduun.com) – Wasaaradda Difaaca Qaranka ee Turkiga ayaa sheegtay in nidaamka difaaca cirka ee NATO uu ka hortagay oo hawada...
-
News
/ 20 hours agoMaxay tahay lacagta ay maanta wareejisay hay’adda socdaalka Soomaaliya?
Muqdisho (Adduun.com) – Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa maanta qabatay munaasabad lagu wareejinayay deeq lacageed oo dhan 14,400 oo dollar....

