Uncategorized

Muungaab oo ku wareejiyey xildhibaanada

0
Please log in or register to do it.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta ku wareejiyey xildhibaanada ka soo jeeda gobolka Hiiraan dawooyin loogu talagalay ciidamada Macawisleyda ee gobolka Hiiraan.

Mogadishu 1977
SOMALIWEEN - SOMALI WAAHAL

Your email address will not be published. Required fields are marked *