History

Mogadisho 1980

29
Please log in or register to do it.

Filimkaan oo laga sameeyey caasimada Somalia ee Muqdisho sanadkii 1980 waxaad ku arki kartaan hab nololeedkii iyo nabadii Somalia ee barisamaadkii – waa film runtii aad u xiiso badan – Filimkan orijinaalka ah waxaa iska leh RAI isagoo ku baxay luqada talyaaniga – inagoo mahad gaar ah u celinaya Maxamed Roberto oo orijinaal filim na siiyey – waxaa turjumay isla markaan codeeyey Abdinasir Ismail “Sola” oo la kaashtey Layab Studio,Saafifilms iyo Hangoolmedia – filimkan wuxuu ku jiraa international iyo youtube copyright – hadii aad amar la,aan isticmaashid shirkada copyrightka iyo youtube uunbaa kula soo xiriir doonta.

Beeraleyda iyo xoolo-dhaqatada
Maxay Iran u adeegsaday Weeraradii u dambeeyay | Maxaana hadda soconayo ?

Your email address will not be published. Required fields are marked *